DAAWO VIDEO:- Nin Tooreey ku weeraray dad shacab ah oo la qaban waayay

DAAWO VIDEO:- Nin Tooreey ku weeraray dad shacab ah oo la qaban waayay

daajis.com:-Nin la sheegay inuu kasoo jeedo qaaradda Aasiya ayaa tooreey dheer ku weeraray dad shacab ah, iyadoo aan la garaneyn sababta keentay inuu tooreey ku weeraro dad shacab ah.

Ninkan ayaa dadka shacabka ah ku weeraray mid ka mid ah wadooyinka magaalada San Francisco Pride, wadadaasi ah oo ah waddo ay dadku aad ugu mashquulsan yihiin, waxaana la qaban waayay ninka tooreeyga ku weeraray dadka.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada