VIDEO: Gabar Gacmo la’aan ku dhalatay oo qabsata shaqooyinka ugu adag caalamka

VIDEO: Gabar Gacmo la’aan ku dhalatay oo qabsata shaqooyinka ugu adag caalamka

daajis.com:-Wargeyska Daily Sun ee ka soo baxa dalka Koonfur Afrika ayaa soo bandhigay muuqaalka gabadh gacmo la’aan ku dhalatay kuna nool nolosha ugu sareeysa.

Gabadhaan ayaa ku dhalatay, iyadoo gacmo la’aan ah, waxaana ay ku nooshahay nolol aad u sareysa, iyadoo qabsata shaqooyinka dadka lixdooda lixaad qaba ay qabsadaan.

Wareysi ay siisay gabadhan wargeyska caanka ah ee kasoo baxa Koonfur Afrika ee Daily Sun ayay ku sheegtay inaysan wax dhibaato ah qabin islamarkaana ay gudato shaqooyinkeeda caadiga ah.

Xirfadaha ay qabato gabadhan iyo sida ay u shaeysato ayaa waxa ay cajabisay dadka weeyna caalanka, iyadoona muuqaalkaan kusoo bandhigtay nolosheeda iyo sida ay u maareyso.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada