Daawo Video:- Wariye Ku sugan Qaza Oo Isagoo War Si Toos Ah U Tabinayay Madfac Ku Habsaday…

Daawo Video:- Wariye Ku sugan Qaza Oo Isagoo War Si Toos Ah U Tabinayay Madfac Ku Habsaday…

daajis.com:-Diyaaradaha Israel iyo hubka cul culus ee ciidamada dalkaas ayaa saacadihii ugu danbeeyay sida roobka oo kale ugu dhacayay gacanka Qaza, waxaana halkaas ka dhacay khasaare balaadhan oo naf iyo maalba leh.


Haddaba Suxufi ka tirsan telefishanka Falastin Alyaum ayaa isagoo si toos ah, (Live) u tabinaya wararka duulaankaas, waxa madfac kaga habsaday kamaradii uu ku hawl galayay, waxaanu bilaabay inuu Mobile ku hadlo, telefishankiina ku war galiyo in kamaradii ka jabtay.


Laakiin waxa intaasba ka sii darnayd markii isaga laftiisa uu madfac ku habsaday mar qudhana la waayay, ilaa iyo imikana lama garan karayo sida uu wax u qabo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada