Daawo Wareysi:- Sh. Ahmed Dheere oo Cali Dheere u canaantay Walaalkiis ka weyn ahaan

Daawo Wareysi:- Sh. Ahmed Dheere oo Cali Dheere u canaantay Walaalkiis ka weyn ahaan

daajis.com:-Muuqaal nin ku magac ah loona maleynayo in ay walaal yihiin, aadna isugu eg-yihiin Sheekh Cali Dheere, Afhayeenka Al-shabaab oo lasoo geliyay Youtubka ayaa ku eedeeyay inuu Alle iyo Rasuulkiisa ka furtay, una soo dhigtay dhiiga dadka Muslimiinta.

Wadaadkaan oo isna lagu magacaabo Sheekh Axmed Dheere ayaa sheegay in Cali Dheere ay dadka ka seexan la yihiin, kana hergeli waayeen Cali Dheere, isagoo ugu baaqay in uu iska daayo dhibaatada shacabka Soomaaliyeed.
"Walaalkey Sheekh Cali Dheere, ummada waa dhibtay, illaahey hakaa qabto dadkaan aad dhibaateyneyso, Sheekh ma tihid daalin baa tahay oo Alle iyo Rasuulkiisa ka furtay"ayuu si kulul u yiri Sheekh Axmed Dheere.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada