Daawo:- Xaalada Nolosha Degmada Warsheekh, Barnaamijka Muuqaalka Bulshada by Wariye Ismaaciil Baleen

Daawo:- Xaalada Nolosha Degmada Warsheekh, Barnaamijka Muuqaalka Bulshada by Wariye Ismaaciil Baleen

daajis.com:-Wariyaha Tv-ga Caalamiga ah ee Universal Ismaaciil Cabdulle Sabriye oo ugu soo warama Gobolka Shabeellaha Hoose dhamaan degmooyinkiisa ayaa barnaamij muhiim ah kusoo qaatay Degmada Warsheekh iyo Qeyraadkeeda isagoo wariyaha dhinacyo badan kaga hadli doono barnaamijka Muuqaalka Bulshada.

Ismaaciil Baleen oo dad badan oo Soomaaliyeed oo Qurbaha jooga oo xasuusiyey Muhiimada ay degmada Warsheekh u leedahay dhamaan Dalka oo dhan.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada