Fadeexad:- Ciidamada Ciraaq oo ku kacay fal la yaab leh, tollow muxuu yahay ?

Fadeexad:- Ciidamada Ciraaq oo ku kacay fal la yaab leh, tollow muxuu yahay ?

daajis.com:-Urur u dooda xuquuqda aadanaha ayaa shaaca ka qaaday xog cusub oo aad uga yaabisay madaxda dowladda Ciraaq iyo beesha caalamka.


Xogtaan cusub ayaa muujineysa in ciidamada ciraaq ay dal daleen 255 ruux oo ahaa maxaabiis Suniyiin ah oo ku jiray Xabsiyada ay maamusho dowlada Shiicadu hogaamiso ee Ciraaq.

Ururkaan oo xarun ku leh magaaladda New York ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in tacadiyada nuucaan ahi ay sii socon karayaan haddii aan si adag loola xisaabtamin Ciidamada aargoosiga badan ee ka tirsan dowladda Nuuri Almaaliki.

Arintaan ayaa ku soo beegmeysa xilli ay dalka Ciraaq ka dhacayaan dagaalo aad u qaraar oo ay wadaan dagaalyahano Suniyiin ah oo ka tirsan Kooxda ISIS ee ka dirirta dalalka Ciraaq iyo Siiriya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada