Gudoomiyaha maxkamadda Sare ee dalka Abuukaate Ilka Xanaf oo ka hadlay hay'adaha Garsoorka

Gudoomiyaha maxkamadda Sare ee dalka Abuukaate Ilka Xanaf oo ka hadlay hay'adaha Garsoorka

daajis.com:-Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya Abuukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf ayaa marki ugu horreeysay ka hadlay xaaladda amni ee hay’adaha garsoorka, shaqaalaha iyo weliba arimo kale.

Kadib in ka badan hal sano oo laga joogo weerarki lagu qaaday dhismaha garsoorka dalka oo ay ki dhinteen ku dhowaad 30 qof ayuu Ilkaxanaf iminka ka dayrinayaa xaaladda amni ee magalaada Muqdisho.

Abuukaate Ilkaxanaf ayaa dhinaca kale sheegay inay dastuurka jabineyso hadi ay golaha wasiirada soo magacaabaan sagaalka xubnood ee guddiga adeega garsoorka.

Waxa uu sheegay dhismaha adeega garsoorka uu ku cadyahay Dastuurka, dowlduna ay tahay inay soo xusho saddex xubnood oo ka mid ah sagaalka xubnood.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada