TopNews:- Madaxweynaha oo caawa ka maqan Madaxtooyada iyo kala sooca Dhawacyada, meydadka oo xarunta ka socto.

TopNews:- Madaxweynaha oo caawa ka maqan Madaxtooyada iyo kala sooca Dhawacyada, meydadka oo xarunta ka socto.

daajis.com:-Warna aan ka heleyno dhanka Saraakiisha Ciidamada Dowlada gaar ahaan kuwa Madaxtooyada ayaa sheegaya in Xilliga la weeraraayay Madaxtooyada uu ka maqnaa Wadaxweynaha.

Saraakiisha ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha uu Madaxtooyada Somalia ka baxay waxyar ka hor inta uusan ka dhicin weerarka, waxa uuna xiligaani ku sugan yahay Xarunta Xalane oo ay badi ku sugan yihiin Saraakiil cadaan iyo Afrikaan ah.

Sidoo kale, Saraakiisha waxa ay daboolka ka qaaden in xiliga weerarka ay Madaxtooyada ku sugnaayen Wasiiro iyo Xildhibaano halkaasi ku sugaayay Madaxweynaha, iyadoona ay Saraakiishu Tibaaxeen in xiligaani ay ku howlan yihiin kala sooca Meydadka iyo dhaawacyada si gurmad loo siiyo dhaawacyada ku waxyeelobay Weerarka.

Dhanka kale, Saraakiishu waxa ay qireen in Weerarka uu sababay Khasaaro badan oo isugu jiro Dimasho u badnaa dhanka Ciidamada Dowlada iyo kuwa weerarka soo qaaday, waxa ayna ballan qaaden inay soo bandhigi doonaan muuqaalada Kooxda weerarka soo qaaday

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada