VIDEO:- Cristian Ronaldo oo ciyaaryahan Yuhuudi ah u diiday in fannaanada u badalo

VIDEO:- Cristian Ronaldo oo ciyaaryahan Yuhuudi ah u diiday in fannaanada u badalo

daajis.com:-Laacibka Portugal iyo kooxda RM Cristiano Ronaldo ayaa diidmo kala horyimid ciyaaryahan ka tirsan xulka Yuhuuda {Israeli} oo ka codsaday inuu fannaanada u badalo xili ay dhamaatay ciyaartii dhex mareysay labada xul sanadkii hore is reebreebka koobka adduunka.

Cristiano Ronaldo ayaa si cad u diiday dalabka ciyaaryahanka Israel, waxayna warbaahinta caalamka ay dhacdadaasi ku tilmaameen in Ronaldo uu kaga soo horjeeday dhacdadaasi gumaadka iyo barakacinta ay Yuhuuda ku hayso shacabka Falastiin.

Waxaa la xasuustaa in bishii November ee sanadkii 2012-kii in xiddiga Real Madrid iibiyay kabahii Golden Boots oo qiimo dhan 1.5 M Euro ah uu ku iibiyay si uu ugu taageero shacabka Falastiin.

HALKAN KA DAAWO RONALDO IYO YUHUUDIGA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada