Video:- Feysal Cali Waraabe iyo AXMED Samatar oo weeraray beelaha HAWIYE

Video:- Feysal Cali Waraabe iyo AXMED Samatar oo weeraray beelaha HAWIYE

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe oo booqasho ku jooga gobolka Minnesota ee Mareykanka, ayaa wuxa uu carro iyo aflagaado kala dul dhacay beelweynta Hawiye.

Faysal ayaa bilahii la soo dhaafay u wareegsaday inuu khudbad u jeediyo shaqsiyaad u dhashay beesha Dirta Koofureed oo horey loogu eedeeyey inay garab siiyeen kooxda Al-Shabaab ee gobolka Sh/Hoose.

Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Ismaaciil Samatar oo damaciisii Muqdisho ku hungoobay waxay labaduba beelweynta Hawiye ka caayeen ama ka habaareen shirkan ka dhacay Minnesota.

Faysal Cali Waraabe wuxuu khudbadiisa uga hadlay inay beel ahaan qabsadeen Taleex iyo Xudun hadana dhinaca kale wuxuu sheegayaa in Beesha Dir koofureed dhul ay leeyihiin Hawiye qabsaday.

Faysal Cali Waraabe mala weydiiyay dhulka Dhulbahante ma Isaaqbaa iska leh? Laascaano -Xudun iyo Taleex ma Garxajis iyo Isaaqbaa dega? Dhulbahante miyaa isaaqa?



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada