Video:- Gabar Palestine ah ooKu Dhiiratey Iney feerto Ciidamada Israil (kadib maxaa dhacey)..

Video:- Gabar Palestine ah ooKu Dhiiratey Iney feerto Ciidamada Israil (kadib maxaa dhacey)..

daajis.com:-Dagaalka u dhaxeeya ciidamada Israil iyo Hamas ee Gaza ayaa sii laba kacleeyay kadib markii israil ay weerer cirka ah ku qaadey Gaza.

Video layaab leh ayaa waxaa uu ku tusanayaa Gabar yar oo falastiiniyad ah oo la dagaalameyso ciidamada Yahuud israil.

gabadhaan oo magaceeda la yiraahdo Ahed Tamimi ayaa waxaa la dhahey iney tahay gabar halyaay ah oo aan cabsineynin kadib markii ciidamada israil ay feer u duubatey, video ga waxaa uu ku tusanayaa gabadha yar oo ku qeylineyso hadana feereyso ciidamada israil ayaa ayagana iska qoslayaan .

video ga waxaa uu ku tusanayaa gabadha oo lagu soo ridayo sunta indha ha ka ilmeysiisa miyayna kasii cabsan laakiin waxaa sii waday halgalkeeda ee ayaa la dagaalameyso ciidamada Yahuuda.

gabadha ayaa walalkeed waxaa qabsatey ciidamada yahuuda sidaa awgeed ayay ku dhiiratey inay ladagaalanta yahuuda.

Geesinimada Ahed Tamimi ayaa waxaa bilad sharaf siiyay dowlada turkika ee Istanbul.

video ga ayaa waxaa uu noqdey midka looga daawasho badan yahay berta youtube-ka.



hadii aad dooneysid inaad qaadado Xigasho sii Webka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada