Wafdi ka socda midowga Yurub oo gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi ka socda midowga Yurub oo gaaray Magaalada Kismaayo

daajis.com:-Wafdi ka socda midowga Yurub ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kusoo dhoweeyay madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo mas'uuliyiin kale.
 
Ujeedka wafdigaan ka socda midowga Yurub ee kismaayo ayaana si rasmi ah loo shaacin, iyagoo lagu wado inay kulamo la qaataan madaxweynaha maamulkaasi KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Jubba.
 
Sidoo kale wafdiga ayaa indha indheeyn doono xaaladda guud ee magaalada Kismaayo iyo xarumaha madaxda maamulkaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada