War Deg Deg ah:- Qaraxyo iyo rasaas Culus oo laga maqlaayo gudaha iyo Banaanka Madaxtooyada Somalia

War Deg Deg ah:- Qaraxyo iyo rasaas Culus oo laga maqlaayo gudaha iyo Banaanka Madaxtooyada Somalia

daajis.com:-War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay weerar culus ku qaaden Madaxtooyada Somalia, waxaana gudaha iyo daafaha Madaxtooyada iminka laga maqlaaya Hubka calculus iyo Qaraxyo.

Waxaa iminka la maqlaaya Rasaas iyo Qaraxyo ka kala dhacaayo afafka hore Madaxtooyada iyo gudaheeda, waxaana la kala garaneynin in Weerarkaasi ay geysanayaan Alshabaab iyo inkale, iyadoona ay iminka xirantahay Wadada gasha madaxtooyada

Ma cadda halka weerarka xoogiisu uu ka socdo waxaana la maqlaaya gurxanka Hubka culus iyo Rasaas xoogan.

La soco wararkeena dambe wixii kusoo kordho

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada