DAAW VIDEO:- Gacan ku dhiigleyashii dilay Wariye Timacade oo lasoo bandhigay

DAAW VIDEO:- Gacan ku dhiigleyashii dilay Wariye Timacade oo lasoo bandhigay

daajis.com:-Muuqaalka labadan dhalinyaro oo lagu kala magacaabo Cali Bashiir Cismaan iyo C/laahi Shariif Cismaan ayaa waxay maxkamadda horteeda ka caddeeyeen inay geysteen dilalka Wariye Maxamed Maxamuud Timacade iyo Dhame, Cawil Xasan Maxamuud oo ka tirsanaa ciidamada Dowladda, isla markaana qorsheynayaan dilal kale.

Waxay Maxkamadda sidoo kale xabsi Lix bil ku xukuntay Aabe Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cusmaan Cali Maalin oo dhalay Daahir Cusmaan oo horay maxkamadda dil toogasho ku xukuntay wiilkiisa. Waxaana lagu soo eedeeyay Aabahan inuu dayacay ilaalinta wiilkiisa oo ku biiray al-Shabaab.


HALKAN KA DAAWO MUUQALADA VIDEO-GA

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada