Video-Cusub:- Daawo Sida Baabuurta loogu dhaco NAIROBI

Video-Cusub:- Daawo Sida Baabuurta loogu dhaco NAIROBI

daajis.com:-Arintaan ayaa shalay oo maalin cad ah ay ka dhacday waddo ay baabuurta isticmaalaan oo mashquul badan. labada ninba waxa ay ku hubaysnaayeen Bistoolado, waxayna baabuurta kala baxeen oo joojisteen kii ay u baahnaayeen. 


Amaanka Dalka Kenya ayaa Noqonaya Mid faraha ka sii baxaya, Dalalka Reer Galbeedkana ayaa waxay muwaadiniintooda uga digeen in ay u safraan ama Dalxiis u aadaan Dalka Kenya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada