Daawo:- Al Fanaan Nimcaan iyo ASma Love oo soo saaray hees cusub oo jacayl ah

Daawo:- Al Fanaan Nimcaan iyo ASma Love oo soo saaray hees cusub oo jacayl ah

daajis.com:-Fanaanka da'da yar ee Nimcaan Hilaac iyo fanaandda aan ka dhicin ee Asma Love ayaa soo saaray hees cusub oo jacayl ah, iyadoona heestaan lagu soo bandhigay muuqaalo aad u qurxoon oo aan weli la arag.

Heesta ay fanaanintaan Nimcaan iyo Asma Love soo saareen ayaa waxaa loogu magacdaray " ISKUDHIGAN" waxaana ay si gaar ah u taabaneysaa barbaarta jacaylka saaxiibka u ah.

HALKAAN KA DAAWO HEESTAAN CUSUB EE JACAYLKA AH:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada