Daawo Muuqaal:- ahaan Nin ku labisan Shaatiga Dunida ugu qaalisan oo galay Buuga Guinness World Record!!!

Daawo Muuqaal:- ahaan Nin ku labisan Shaatiga Dunida ugu qaalisan oo galay Buuga Guinness World Record!!!

daajis.com:-Nin Maalqabeen ah oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa galay Buuga lagu keediyo Mucjisooyinka Aduunka ee Guinness World Record kadib markii uu xirtay Shaati Dahab ka sameesay oo noqday kan Dunida ugu qaalisan.

Pankaj Parakh oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa Xirtay Shaati laga sameeyay Dahab Saafi ah oo Garaamkiisu gaarayo 3,900 Kg, waxaana shaarkan lagu soo farsaeeyay Magaalada Dubai ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Shaarkan Dahabka ka sameesay ayaa noqday kan Dunida ugu qaalisan xiligan, waxaana Qiimaha lagu qiyaasay rubuc malyuun dollar , waxaana Ninkan Reer Hindiya uu hada ku biiray dadka galay Buuga Guinness World Record.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada