Daawo:- Muuqaal Laga soo Qaadey Xasuuq ka dhacey Mid kamid ah dalalka Yurub.

Daawo:- Muuqaal Laga soo Qaadey Xasuuq ka dhacey Mid kamid ah dalalka Yurub.

daajis.com:-Waxaa aad u u sii xumaatay xaalada uu ku sugan yahay dalka Ukraine oo labo garab u kala jabay ka dib markii qoorta la isku galiyay ciidamada Milatariga dalkaas oo siyaasad ahaan la kala saftay Ruushka iyo wadamada ku midoobay Midawga Yurub.

Dagaalada ka holcaya dalka Ukraine gaar ahaan nawaaxiga magaalada Warshadaha badan ee Donezk ayaa waxay gaareen in maalin kasta la isku garaaco madaafic culus kuwaas oo qaarkood laga soo tuurayo diyaaradaha dagaalka waxaana deegaankaan guud ahaan iskaga qaxay dadkii degnaa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada