Daawo Sawirada:- Masas labo madax leh oo ku soo badanaya mid ka mid ah dalalka Caalamka !!

Daawo Sawirada:- Masas labo madax leh oo ku soo badanaya mid ka mid ah dalalka Caalamka !!

daajis.com:-Waa mucjiso Rabaani ah oo inta badan aanan horay loo arag Masas labo madax leh oo hadane aan is cuneen ama is qaniineen kuwaas oo si wada jir ah u wada qaraabanaya. Masaskaan oo midabyo kala duwan leh ayaa iminka la soo bandhigay iyaga oo hal naf ka kooban balse 2 Madax leh (Mataano isku dhegan) .

Masaska nuucaan ah ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxeey ku soo badanayeen magaalooyin ku yaala waqooyiga dalka Paraguay ee koonfurta Ameerica waxaana Muuqaal ahaan lagu soo bandhigay Telefishinada Caalamka iyaga oo mararka qaar kala leexanaya balse jir ahaan isla socda .

Halkaan hoose ka Daawo Sawirada

hadii aad dooneysid inaad Daawado Yaxaaska ugu wayne Aduunka oo Lasoo qabtey.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada