DAAWO VIDEO:- Dad Caraysan oo ku banaan baxay Magaalada Burco gubayna Taayiro

DAAWO VIDEO:- Dad Caraysan oo ku banaan baxay Magaalada Burco gubayna Taayiro

daajis.com:-Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ee Maamulka Soomaliland ayaa waxaa isugu soo baxay Dadweyne Caraysan,kuwaasi oo ka soo horjeeda xarig maamulkaasi u gaystay 12-Oday oo ka soo jeeda Deegaankaasi. 

Dadka isu soo baxa sameeyay ayaa waxa ay taayiro badan ku gubeen gudaha Magaaladaasi,iyagoona ku dhawaaqayay ereyo ay ku diidan yihiin Xariga loo gaystay odayaashaasi.

Ilaa shan qof oo kamid ahaa dadkii mudaharadka cabashada ahaa samaynayay ayaa Booliska Magaaladaasi xireen una gaysteen jirdil sida wararku ay sheegayaan .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada