Daawo Muuqaal:- Xoogaga ISIS oo qabsaday garoonka Diyaaradaha Al-Tabka

Daawo Muuqaal:- Xoogaga ISIS oo qabsaday garoonka Diyaaradaha Al-Tabka

daajis.com:-Xoogaga Islaamiyiinta ISIS ee ka dagaalama gobolo ku yaal dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa waxa ay si toos ah ula wareegeen garoonka Diyaaradaha Al-Rakka oo dhanka Milatariga Siiriya ugu weyn waxaana garoonkaan horay u maamuli jiray ciidamada ka amar qaata Madaxweyne Bishaar Al Asad.

Garoonkaan Milatarigu lahaayeen oo ku yaalay magaalada Al-Rakka ee dalka Siiriya waxaa iminka si toos ah ula wareegay xoogaga Islaamiyiinta ISIS balse Fawaz Mustafa oo hogaamiya ciidamada Milatariga Siiriya ayaa Mareeykanka ku eedeeyay in hubkii uu dawlada Ciraaq siiyay ay kooxda ISIS ku qabsaneyso goob kasta oo muhiim ah .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada