Daawo Sawirada Layaab leh:- dalal Caalamka kamid ah oo ka waano ufurtey ka ganacsiga Hilibka Eeyah..

Daawo Sawirada Layaab leh:- dalal Caalamka kamid ah oo ka waano ufurtey ka ganacsiga Hilibka Eeyah..

daajis.com:-Hay´adaha u dooda xuquuda Xayawaanaadka ayaa markii ugu horeeysay shir balaaran oo ay ku yeesheen dalka Switzerland waxeey si toos ah u cambaareeyeen mid ka mid ah dalalka Caalamka ugu caansan oo hilibka Eeyaha maalin kasta lagu qasho waxeeyna Hay´adahaan soo bandhigeen cadeeynta Sawiro aad u fara badan.

Wadanka Vietnam ayaa lagu sheegay inuu yahay dalka ugu badan ee lagu qasho maalin kasta hilibka Eeyaha waxaana warbixintaan si wada jir ah u soo bandhigay Hay´adaha kala ah Network for Animal Protection (NetAP) iyo Asia Canine Protection Alliance (ACPA) .

Ma ahan dalka Vietnam oo kaliyah halka lagu qasho ama lagu cuno hilibka Eeyaha balse wadamada China iyo Thailand ayaa sidoo kale laga cunaa hilibka Eeyaha in kastoo shacabka dalka Vietnam lagu eedeeyay inay Eeyihii ka dhameeyeen magaalooyinka waa weeyn ka dibna uga daba tageen baadiyaha si ay u qashaan ama hilibka Eeyga uga ganacsadaan .










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada