Daawo Sawirrada:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay arin ka farxisay Soomaalida ku dhaqan Adduunka

Daawo Sawirrada:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay arin ka farxisay Soomaalida ku dhaqan Adduunka

daajis.com:-Baraha lagu bulsheeyo ee Internet-ka ayaa saacad ka hor lagu baahiyay Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya oo akhrinaya Kitaaabka Quraanka Kariimka.

Dad badan oo la dhacsan hab dhaqanka madaxweynaha ayaa aad u amaanay talaabtaa wanaagsan ee uu ku dhaqaaqay Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa Kitaabta Quraanka ah ku dhax akhrinayay Masjidka Madaxtooyada oo xoogag ka tirsan Alshabaab ay hadda ka soo weerareen xilli jimco ah.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada