Daawo Video:- Arday ka Qalanjabisay Jaamacadaha Muqdisho oo loo qaaday tababar Ciidan.

Daawo Video:- Arday ka Qalanjabisay Jaamacadaha Muqdisho oo loo qaaday tababar Ciidan.

daajis.com:-Arday ka baxday Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare ee Dalka ayaa manata ka amba baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyagoo ku siijeeda dalka Suudaan halkaasi oo ay ku soo qaadan doonaan tababar ciidannimo oo ay u dirtay Wasaaradda Gaashaandhigga.

Ardaydan loo tababarayo leyli sargaal oo tiradoodu gaarayso 150 ayaa waxa ay ka mid noqonayaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, kuwaasi la siin doono tababar ciidan, iyadoo qaar ka mid ah ardayda oo la hadlay Warbaahinta ay tilmaameen inay aad ugu faraxsanyihiin ka mid noqoshada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo in ay dalkooda ka difaacaan cadowga.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada