Dhageyso:- Gen. Diini oo ka Halday Hub-uruurinta Muqdisho

Dhageyso:- Gen. Diini oo ka Halday Hub-uruurinta Muqdisho

daajis.com:-Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Somalia, General Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka hadlay hub ka dhigista ay dawladda Somalia ka waddo magaalada Muqdisho. General Diini ayaa sheegay in hubku uu gacanta dawladda oo kaliya ku jiro, iyada oo ciddii baahi u qabtana loo sharciyeyn karo.

Dhinaca kale, qeybaha bulshada ee magaalada Muqdisho ayaa taageeray hawlgalada ay dawladdu hubka ku uruurinayso.
Wariyaha VOAda ee  gobolka Ohio, Abdi-kafi Yusuf Adan oo wareystay taliyihii hore ee  ciidamada ee Somalia General Diini, haatana  ku sugan Columbus ee gobolka Ohio, waxuuna ugu horeyn weeydiiyay sida uu u arko  hub ka-dhigista ay dowladu ku dhaqaaqday.
Gen. Diini 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada