LIVE VIDEO :- Dagaalkii Buulo-Mareer iyo sida ay ciidamada u qabteen

LIVE VIDEO :- Dagaalkii Buulo-Mareer iyo sida ay ciidamada u qabteen

daajis.com:-Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka oo shalay gacanta ku dhigay degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa weli wada guluf colaadeed oo ka dhan ah Al-shabaab.

Muuqaalkaankani waa dagaalkii kululaa ee dhex maray Ciidamada AMISOM, kuwa Dowladda oo dhinac ah iyo xoogaga Al-Shabaab, iyadoo si toos ah dagaalka u socda iyo qaabkii ay ku galeen gudaha degmada Buulo-Mareer.


Ciidamada AMISOM ayaa dagaalka u adeegsaday Madaafiicda PM-ka ee sida daran dooriga u dhaca, kaasoo khasaare xoogan u geystay dhismooyinka degmada, magaaladana shacabka wey ka kala careereen, iyadoo ay haawaneyso.

 HALKAN KA DAAWO DAGAALKA OO LIVE AH


 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada