War Hada SOo DHacey:- Wareegii Sadeexaad oo lasoo Afmeeray, Madaxwayane ku xigeenka oo Lagu dhowaaqay

War Hada SOo DHacey:- Wareegii Sadeexaad oo lasoo Afmeeray, Madaxwayane ku xigeenka oo Lagu dhowaaqay

daajis.com:-Waxaa haatan loosoo gudbay Wareegii 3 aad ee doorashada Madaxwyane ku xigeenka maamulka khaatumo waxaana haatan isugu soo baxay Abdull cagalule ayaa helay 19 Cod iyo Mokhtar Ibraahim habashi ayaa helay 12 Cod.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mukhtaar Ibraahim Xabashi ayaa wuxuu hanbalyo udiray Madaxwaynaha Maamulka khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh, Wuxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu maanta Cabdalle Cagalule kusoo baxo madaxwayne ku xigeen, Wuxuuna balan qaaday inuu la shaqaynayo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada