daajis.com:-Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed oo si weyn loo xiiseeyo Sawiradiisa ayaa maanta soo bandhigay Sawir Gacmeedkii ugu danbeeyey oo aad u xiiso badan ka dib markii uu keenay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Wasiir Faarax C/qaadir oo saaray Mooto aanan xitaa lahayn lugo ay ku socoto.
Xasan Sheekh ayaa gadaal ka saaran Mootada halka uu wade ka yahay Faarax C/qaadir, Amin Arts kama uusan bixin faah faahin dheeri ah balse waxaa jira qoraalo uu kusoo qoray oo labada masuul is weedaarsanayaan sida uu isaga u dhigay.
HALKANI KA DAAWO SAWIRKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at