Daawo Muuqaal:- Gabar 7-Sano jir ah oo kasoo hartay Qoyskeeda oo la gudoonsiiyay Shahaadada Walaasheed

Daawo Muuqaal:- Gabar 7-Sano jir ah oo kasoo hartay Qoyskeeda oo la gudoonsiiyay Shahaadada Walaasheed

daajis.com:-Mid kamid ah Jaamacadaha kuyaala Magaalada Gaza ee Dhulka reer Falastiin ayaa shahaadada Degree BcS waxa ay gudoonsiisay gabar yar oo 7-sano jir ah, taa oo kasoo hartay qoyskooda oo ka koobnaa 10-baneeyo qof.

Shahaadadan ayaa waxaa laheed gabadhan Walaashey oo 23-sano jir aheed , waxaana qoyska gabadhan marka iyada laga reebo ay ku dhinteen Gantaal Ciidamada Yahuuda Israa’il ay ku dhufteen halkii ay kunoolaayeen.

Arday iyo dad badan oo kasoo qeyb galay xaflada gabadhan yar lagu gudoonsiinayay Shahaadada walaashey ayaa laga dheehanayay wajiyadooda dareen murugo xumbaarsan iyo sida ay wali uga naxsanyihiin dhibka ku habsaday qoyska ay gabdhan yar kasoo hartay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada