daajis.com:-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay horumarineyso waxbarashada ka jirta guud ahaan dalka, si loo tayeeyo waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed.
Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dowladda federaalka mudane Luqmaan Ismaaciil ayaa sheegay inay horumarin doonaan islamarkaana isbedel wanaagsan ku sameyn doonaan dhanka waxbarashada iyo shaqooyinka.
“ waxbarasgada aas-aasiga ah hadii ay soo dhisanto, Umadda waa halkey ka dhismeysay, marka isbedel wanaagsan ayaanu ku sameyn doonaa waxbarashada dalka” ayuu yir.
Wasiirka ayaa u mahad celiyay walaalaha Turkiga oo muqdisho ka hir geliyay dugsiyo waxbarasho oo ay iyagu maamulaan, kuwaasi oo waxbarasha tayeysan bara ardayda Soomaaliyeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:01 and have
, Published at