daajis.com:-Magaalooyin ku yaala waqooyiga dalka Ciraaq waxaa dagaaladii ugu dambeeyay ee halkaas ka dhacay lagu jabiyay kooxda IS ee Daacish. Dhibka ugu weyn ee qabsaday Daacish ayaa ahaa wadooyin muhiim ah oo laga xiray taas oo ku qasabtay inay iskaga baxaan degmooyin caan ah .
Ciidamada is baheeysanaya ee Milatariga dalka Ciraaq iyo maleeshiyaad Qabiilka kurdiga ka tirsan ayaa wali wada dhul balaarsi ay ku soo ceshanayaan gobolo iyo degmooyin dhoor bilood ka hor laga qabsaday waxeeyna iminka dagaaladii ugu dambeeyay kula wareegeen Taangiyo iyo Beebayaal hor leh .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:30 and have
, Published at