daajis.com:-Duangjay Samaksamam oo u dhalatay dalka Thailand ayaa ah Haweeneyda
adduunka ugu gacmaha waaweyn, kuwaasoo ku dhawaad gacantiiba culays
ahaan ka badan 9kg.
Haweeneyda 59 sanno jirka ah ayaa tan iyo markii ay dhalatay dhibaato
ku qabtay gacmaheeda oo mar walba koroonshaha deg dega sameynayay,
iyadoo Dhaqaatiirta caafimaadka ay kula taliyeen in laga jaro qeybo ka
mid ah gacmaha, balse ay u baqday naftiisa, diidayna.
Duangjay Samaksamam ayaa waxay ka ganacsataa cuntooyin ay ku iibiso wadooyinka, iyadoo ay leedahay macaamil fara badan.
Ma awoodo in ay nadiifiso ama meyrado jirkeeda iyo timaheeda, sidoo
kale waxay sheegtay in 20-kii sano ee nolosheeda ugu horeeyay kama soo
bixin guriga, iyadood adka iska qarineysay.
Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in gabadhan 59 jirka ah ay tahay qofka
kaliya ee adduunka ay soo asiibtay xaalad la yiraadoa (Mcrodystrophia
Liposmastosa), taasoo keenta in laga bilaabo garabka ilaa faruhu qofku
waaweynadaan amma sidii wax bararsan noqdaan, waxaana ka baxa barruur
aad u badan dhammaan gacmaha oo dhan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA HAWEENEYDAN
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:08 and have
, Published at