Boqalaal Ciidamada Kooxda ISIS ee Kasoo jeeda Ingriiska Ayaa doonaya Iney wadan kooda ku laabtaan.(Maxaa Sababay)??

Boqalaal Ciidamada Kooxda ISIS ee Kasoo jeeda Ingriiska Ayaa doonaya Iney wadan kooda ku laabtaan.(Maxaa Sababay)??

daajis.com:- Boqalaal Ciidamada Kooxda ISIS ee Kasoo jeeda Ingriiska Ayaa doonaya Iney wadan kooda ku laabtaan.

Ciidamada ISIS ama Daacish ayaa waay bilaabeen iney kala jabaan.
qaar ayaa bilaabay iney wadan kooda u laabtaan.

sida laga soo xigtay Dailymail.co.uk,ciidama badan oo ka soo jeeda ingriska ayaa doonaya iney wadan kooda ku laabtaan.

ilaa 500 oo ciidan ah oo ka kala yimid dalalka( Ingris,Skotland,Wales iyo North Irland) ayaa doonaya iney wadan kooda ku laabtaan ku waas oo awal sharci daro ku tagey Syria iyo ciraq ayaga oo ku biirey ISIS.

qof u hadaley dhalinyar gaareysa 30 qof oo u dhashey ingris ayaa maanta la hadaley International Centre King College London (ICSR), hayad u qaabilsan arimaha xagjirka iyo dhibaateenta siyaasadeed.

"waxaa uu yari wax uu igu dhahey waxaan u takney siiriya si aan ula dagaalana hogaamiyaha tiktaadoorka. laakiin.,markaan gaarney halkaa ISIS ayaa dhexdooda is dagaaley oo Geng. isku noqdey. aad ayaan ugu xunahey, laakiin waan wareersanahay oo masoo laaban garno hadii imaano ingriska xabsi ayaa nala dhigayaa" waxaa dhahey Peter Neumann..

waxaa qorey indha indheeyahay arimaha siyaasada middel east ee Daajis.com
Eng:-deer

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada