Daawo:- Siyaasi caana oo sheegay xog ku saabsan Shirkada Hormuud (Sirtii ugu cuslayd)

Daawo:- Siyaasi caana oo sheegay xog ku saabsan Shirkada Hormuud (Sirtii ugu cuslayd)

daajis.com:-Sheekh Cabdi Cali Fiidow oo ah Gudoomiyaha golaha fulinta Ahlu-Sunnah Wal-Jamaaca, ayaa ku eedeeyey shirkadda Hormuud Telecom ee magaalada Muqdisho inay dhaggeysatay taleefonkiisa oo shirkaddaas uu ka qaatay, kadibna ayna xogtiisa ugudbisay kooxda AlShabaab.

“Waxaa la jaray taleefonkeyga, aniga oo ku hadlaya, kadibna Al-Shabaab ayaa isoo wacday oo hanjabaad nafta igaga qaaday” ayuu yiri Sheekh Fiidow oo shir jaraa’id qabtay.
Fiidow, waxa uu ku eedeeyey Hormuud inay lasoo baxday dhaqan Fool xumo badan, ayna si cad ula shaqeyso kooxda Al-Shabaab. Ma jirto cid xaqiijin karta sheegashooyinkiisa, Wuxuuna sidoo kale sheegay in dagaal ay la geli doonaan Shirkadaha taageera Al-shabaab.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada