daajis.com:-Gabar uu dhalay wariyaha caanka ah ee soomaaliyeed Axmed Xasan Cowke islamrkaana lagu magacaabo Naciimo Cawke ayaa ka soo muuqatay masraxa, iyadoona dalka Sweden ku qaatay hees soo jiidatay Soomaali badan.
Fanaandan ayaa heesta ay soo saartay waxa ay ka qaaday magaalada Katrinoholm, iyadoona heesta loogu magacdaray" Dhambaalada Soo Dir".
HALKAAN KA DAAWO HEESTAN CUSUB:
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:50 and have
, Published at