daajis.com:-Nin u dhashay Dalka Kenya taageere weyna u ah Kooxda kubada Cagta ee ka ciyaarta Dalka Ingiriiska Manchester United, ayaa habeenka aqalgalkiisa waxa uu soo xirtay Funaanada ay caanka ku tahay kuna ciyaarto kooxdaasi .
Aroos ay dhiganayeen lamaane u dhashay Dalka Kenya ayaa soo jiitay Warbaahinta kadib markii ninka arooska ahaa si weyna u taageera Kooxda Manchester United uu soo xirtay Funaanada ay kooxdaasi ku ciyaarto , waxa uu sidoo kale gaariga arooska lagu qaadayay uu dhabarka dambe uga dhajiyay astaanta Kooxdaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:03 and have
, Published at