Daawo Sawiro: Amin Arts oo seefta galka kala baxay Sawir Gacmeed Cajiib ah.

Daawo Sawiro: Amin Arts oo seefta galka kala baxay Sawir Gacmeed Cajiib ah.

daajis.com:-Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa soo bandhigay Sawir Gacmeed la yaab leh oo dad badan ku wareeray kuwaasi oo fahmi waayey xaalada sida ay tahay balse Soomaalida ayaa waxa ay dhahdaa hal sawir kun erey ka wax sheeg og.


Haddaba Sawirkani ayaa waxaa ka muuqda Masuul horey u faanay balse markii danbe kusoo qaroofaday dadka degaanka kaasi oo xitaa doonayo in uu xafiis ka dhigto.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada