Daawo Sawirrada:- Carruur yar yar oo ku biiray Kooxda ISIS

Daawo Sawirrada:- Carruur yar yar oo ku biiray Kooxda ISIS

daajis.com:-Kooxda Daacish ayaa soo Baraha ay bulshada ku wada xiriiraan Sawirrada Carruur yar yar oo ay sheegeen inay ku biireen Kooxdaasi.



Kooxda ayaa sheegtay in caruurtaani ay yihiin dagaal yahano soo koraya oo doonaya inay xabad ka hor geeyaan Ciidamada cadawga ah ee ku soo duulaya dalalka Islaamka.

Halkaan hoose ka Daawo Sawirrada:-




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada