Daawo-Video:- Abaanduulah CXD Soomaaliyeed oo la hadlay Dad isugu soo baxay Degmeda Jalalaqsi.

Daawo-Video:- Abaanduulah CXD Soomaaliyeed oo la hadlay Dad isugu soo baxay Degmeda Jalalaqsi.

daajis.com:-Abaanduulaha ciidanka XDS Gen. C/risaaq Qaliif ayaa shacabka ku dhaqan magaaladaasi kula hadlay meel fagaare ah, isagoo uga mahadceliyay sida wadaniyadda leh oo ay usoo dhaweeyeen ciidamada, wuxuuna ballan qaaday inuu sii socondoono howlgalka Badweynta Hindiya tan iyo inta  dalka laga xoreeynayo argagixisada.

Shacabka ku nool degmada ayaa isugu soo baxay faras magaalaha degmadaasi iyagoo muujinaya farxada iyo damaashaadka ku aadan gumeysigii Shabaab oo laga dulqaaday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada