daajis.com:-Ciidamadaan oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay mudo dheer tababar ku soo qaateen Dalka Uganda. Ciidamadaan ayaa waxa ay isugu jiraan Qaybaha uu ka koobanyahay Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waxa uuna tababarkooda socday mudo 14 bilood ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at