daajis.com:-Taliyaha hogaanka socdaalka & jinsiyadaha Somalia Jen. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa sheegay maanta inay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ay ku qabteen baasaboorro ah kuwa cagaarka ah oo horey Dowladu u mamnuucday.
Jen. Gaafow ayaa intaas ku daray in baasaboorrdan ay tiradoodu tahay 50, kuwaasi oo isugu jiray baasaboorkii cagaarnaa iyo midka hadda la isticmaalo ee E-Passport-ka ah, isagoo intaa raaciyay in la doonayay in si sharci daro oo loo isticmaalo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at