daajis.com:-Ragga Kenya ayaa qaati ka taagan Haweenka jirkooda ka ganacsada ee magaalada Nairobi, kuwaasi oo kula kaca jeebsiib qaab casriyeysan ah, iyadoo warbixin muuqaal ah oo Telefishinka K24 ka diyaariyay, isagoo soo bandhigay muuqaalo qarsoodi ah oo haweenkaasi laga soo duubay iyagoo jeebsiibaya rag maraya wadooyinka.
Haweenkaan ayaa ragga maraya wadooyinka si farsameysan u istaajinaya, iyagoo qaab Sexy ah u muujinaya, kadibna ay ku boodayaan iskuna duubayaan xabadka ninka, markaasi kadibna waxay gacanta la aadeysaa jeebka ninka ay isku duubtay iyadoo si walbo u sameyneyso, howsheedana dhinac ka wadato.
Muuqaalkaan oo K24 ka diyaariyay Haweenkaan iyo tuuganimada cusub ee lasoo baxeen Dumarka Nairobi hoos ka daawo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:30 and have
, Published at