Daawo-Video:- Soomaalida Rinkeby iyo ka ganacsiga daroogada

Daawo-Video:- Soomaalida Rinkeby iyo ka ganacsiga daroogada

daajis.com:-Xaafadaha ay Soomaalida ka degan tahay magaalada Stockholm gaar ahaan Rinkeby iyo Tenista ayaa hoy u noqotay ka ganacsiga noocyada muqaadaraadka sida Xashiiska iyo wixii soo raaca.

Xaafadahaasi ayaa waxaa ka bilowday olole lagula dagaalamayo muqaadaraadka, iyadoo dhalinyaro Soomaaliyeed ay ku lug leeyihiin ganacsiga iyo isticmaalka muqaadaraadka.


Arrimahaani ayaa sababay falal amni daro iyo rabshado ka dhashay muqaadaraadka, waxayna ciidamada Booliska ay xaafadahaasi ka bilaabeen howlgalo lagula dagaalamayo isticmaalka iyo ka ganacsiga daroogada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada