Daawo: Wasiir Bayle oo sameeyey hees Muran dhalisay, lana mida heestii Saado Cali Warsame ee LANDCRUISER (Video)

Daawo: Wasiir Bayle oo sameeyey hees Muran dhalisay, lana mida heestii Saado Cali Warsame ee LANDCRUISER (Video)

daajis.com:-Wasiirka arimaha debeda Soomaaliya Dr: Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Xaalada uu haatan dalku marayo wuxuu ka sameeyay Hees la yidhaahdo Soomaaliya waa Mashruuc, taasi oo siwayn loo hadal hayey.

Riix Halkan Si’Aad U Daawato Heesta

Heestaan ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay inay lamid tahay Heestii ay horey uqaaday Saado Cali Warsame ee Landcruiser Xiligii dawladii dhexe  ee Soomaaliya.


“Adigaa Moogoow Hurdee, Soomaaliya waa Mashruuc, Maqaar Saar baad tahee Soomaaliya waa Mashruuc”, Sidoo kalana waxay ka hadlaysaa Xaalada dalka iyo waliba Madaxda haatan talada haysa oo u muuqda in meelo kala laga maamulayo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada