Haweney Somaali Britain oo Ku kacday Fal Ka Yaabiya Madaxda England.

Haweney Somaali Britain oo Ku kacday Fal Ka Yaabiya Madaxda England.

daajis.com:-Daacish Wargeys-ka Telegraph oo soo Xiganaya Police-ka Xaafada Biristol ee dalka Ingiriis,ayaa waxaa uu daabacay in Gabar Ardayad oo 15-jir ah Asalkeedana Somaliya,uu yahay oo Qaxooti ahaan ugu nooleed xaafada Biristol ee dalka Ingiriis ay ku biirtay kooxda’ Islamic State’ee ka dagalama qeybo kamid ah wadamada Ciraaq iyo Suuriya.

Wargeysa ayaana soo bandhigin magaca Gabadhaasi,Balse kuxigeenka madax Police-ka xaafada Biristol Louis Rolfe,ayaa sheegay in gabadhaasi ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay udoonayaan in ay gacanta ugusoo dhigaan,isagoona rajo wanagsan ka mujiyay.

Dhanka kale Ciidanka amanka waxaa ay sheegeen in gabadhasi ardayada ah ee dalka Somaliya u dhalatay,ay safarkeeda ku wehlisay gabar kale oo 17-jir ah uu magaalada Landan ku bar baartay.

Sikastaba Arintani ayaa wal-wal xoogan ku abuureysa Masuuliyiinta Britian kuwaa oo dagaal xoogan kula jira dagaal yahanada Daacish,iyadoona xoogagan caalamka ay ku tilmaameen Qatar Aan Xal Lahey.

Reysulwasaaraha Britain ayaa horey u sheegay in dalkooda uu baqdin xoogan ka qabo in weeraro ay ka geestaan Daacish.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada