Mareykanka oo duqeeyay goob ay ku shirayeen saraakiisha Al-Shabaab

Mareykanka oo duqeeyay goob ay ku shirayeen saraakiisha Al-Shabaab

daajis.com:-Wararka ka imaanaya gbolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo uu Mareykanku leeyahay ay weeraro cirka ah u geysteen goob ay ku shirayeen saraakiisha sar-sare ee Al-Shabaab oo uu ku jiro hogaamiyaha ururkaasi Axmed Ow Godane.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Siiddii) ayaa VOA u sheegay in  duqeyni ay ka dhacday meel u dhexeysa deegaanada  Dhaay  tubaako, Hawaay iyo Saablaale, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday saraakiisha sar-sare ee ururka Alshabab oo uu Axmed Godane ku jiro.
War-baahinta CNN ayaa  sheegtay in   mareykanku uu qaaday  weerarkaasi.
Gudoomiyaha   gobolka  SAhabeelaha Hoose    Cabdulkadir Mohamed Nur Sidii ayaa dhiniciisa VOA u sheegay in duqeyntaasi ay ahayd mid lagu bartilmaameedsaday saraakiisha  sar-sare  ee ururuka Al-shabaab  oo deegaankaasi ku shirayay.

Ilaa iyo hadda  lama oga  nuuca duqeynta iyo khasaaraha  weerarkaasi ka  dhashay.
 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada