VIDEO:- Ronaldo Goolashii ugu yaabka badnaa ee uu si xirfadeysan ciribta ugu dhaliyay

VIDEO:- Ronaldo Goolashii ugu yaabka badnaa ee uu si xirfadeysan ciribta ugu dhaliyay

daajis.com:-Xiddiga ugu wanaagsan aduunka ee weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa soo bandhigay inuu si xirfadeysan ciribta ugu dhaliyo goolal ka yaabiyay taageerayaasha Caalamka iyo kuwa uu isagu caawiye ka noqday.


Laacibkaan reer Portugal ayaa sidoo kale inta uu isku dayayay inuu xirfadaan ciribta ah ku dhaliyo gool ama Laada kubadda uu lugta si kama ah ugu dhifanayaa tababare magac leh.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada