DAAWO: Cabdi Good Oo Kabaha La Maray Heesta Laafhaya Iyo Fanaan Najiib Alfa.

DAAWO: Cabdi Good Oo Kabaha La Maray Heesta Laafhaya Iyo Fanaan Najiib Alfa.

daajis.com:- Ustaad Cabdi Good Abees oo ka tirsan TV-ga SomaliChannel isla markaana Soo Saare ka ah Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga ayaa Toddobaadkaan Barnaamijkiisa waxuu si weyn ugu falan-qeeyay Hees Anshax xumo xoogan ka muuqato.

Heestaan ayaa waxaa sameeyay Abwaan aad u da’a yar oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Axmed Wali, waxaana ku luuqeynaya Fanaan aad u da’a yar oo lagu magacaabo Najiib Alfa.


Heestaan oo Miraheeda uu qaladaad xoogan ka muuqdo ayuu Cabdi Good si weyn u falan-qeeyay Qaabka loo duubay Heestaasi oo ay ka dhex-muuqato muuqaalkeeda Gabadh Soomaaliyeed oo xiran Dhar Anshaxa Islaanimo iyo Soomaalinimo aan ku wanaagsaneen oo Jirkeeda muujinaya isla markaana Fanaanka uu sida uu doono u qab-qabsanayo Jirkeeda inta ay Heesta socoto.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada