Daawo:- Gabdhaha OBAMA:- Sasha Obama iyo Malia Obama oo la kala saftay Chris Brown & Rihanna...

Daawo:- Gabdhaha OBAMA:- Sasha Obama iyo Malia Obama oo la kala saftay Chris Brown & Rihanna...

daajis.com:- Labada Hablood uu dhalay Madaxweynaha Dalka Maraykanka Obama ayaa la kala saftay labada xiddig aduunka caanka ka ah Rihanna iyo Chris Brown kadib markii wax laga waydiiyay fanaaniinta ay taageeraan.

Malia Obama ayaa sheegtay in Xiddigta Rihanna u tahay taageera wayn waxa ayna sheegtay in ka fiican tahay fanaaniin badan oo caan ku ah Heesaha Hip hopka kuwaas oo dad badan jacayl yahiin. 

Malia ayaa Rihanna iyo Chris Brown mar xariirkooda ka hadlaysay waxa ay sheegtay in ay ku saxnayd in Drake ka doorato Chris maadama sida ay sheegtay aad u badnayd dhibaatada uu xiddigaa ku hayay Rihanna.

Sasha Obama ayaa iyana dhankeeda sheegtay in taageera u tahay Chris Brown waxa ayna sheegtay in Xiddigaa uu yahay Xiddig saamayn badan ku leh caalamka heesahiisana aad loo xiiseeyo sida Xiddigtaa ka dhawaajisay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada