Daawo:- Salman Khan oo isagoo TV wareysi siinaya maqley

Daawo:- Salman Khan oo isagoo TV wareysi siinaya maqley

daajis.com:- Aadaanka Salaadda, kadibna fal la hadal hayo sameeyay
Jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Salman Khan ayaa joojiyay wareysi uu bixinayay, kadib marki uu maqlay aadaanka salaadda.

Salman ayaa ninki wareysanayay ka codsaday inuu joojiyo hadalka inta aadaanku socday, waana laga aqbalay Saaluu dalabkiisa, ayadoo wareysigu uu hakad ku jiray, isla markaana aan barnaamij kale la saarin Telefishinka.

Intii aadaanku socday wax war ma dhihin Salman, wariyuhuna sidoo kale, waxaana la arkayay isagoo ilmo iska tiraya inti aadaanku socday

Lama oga inta ay gaarsiisan tahay cibaadada iyo alle ka cabsiga Salman Khan maadaama uu ka mid yahay jilayaasha ugu caansan dunida, balse waxaa la ogyahya in uu yahay Muslim, kana dhashey qoys u badan Muslimiin diinta ku dhaqma walow ay jilayaal u badan yihiin reer Khan


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada